Monthly Archives: February 2012

Madaxweynihii hore Col. C/llaahi Yuusuf iyo qoyskiisa oo shandadahoodii ka xirxirtay magaalada Sanca ee dalka Yemen

Madaxweynihii hore ee dowlada KMG Somalia Col. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo qoyskiisii ayaa ka guuray guri uu siiyey madaxweynihii lagu qasbay inuu kursiga ka dego oo ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen kaasoo ay ku noolaayeen tan iyo markii uu xilka iska casilay sadex sano ka hor.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Museveni calls for action against foreign powers

British Prime Minister David Cameron (L) meets President Museveni during the Somalia Conference on Thursday in London. Photo by AFP President Museveni has damned foreign interference and called on African leaders in the Great Lakes region to unite and fight foreign interests which he says has hampered development efforts on the continent. “Foreign influence and [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Kenya, Ethiopia, Uganda AMISOM big winners from London Somalia Conference

Last Thursday’s London Somalia Conference has been dismissed as having broken no new ground, and recycling the same tired old rhetoric. Wrong. The big story at the conference was precisely in the photo opportunities, and the actions that the regional players in the region took so that they could look strong on the world stage [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

London protesters condemn Meles Zenawi, western duplicity

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Somalida Ogadeniya oo Ethiopia kaga furay Maxkamad wadanka South Afrika iyo Maxkamada ICC

shirkii Jaraa’id 15/02/2012 Waxa shir jaraaid lagu qabtay Smail Atony magaalada Johannesburg ee wadanka South Afrika. kulankaas oo lagu soo bandhigay Dacwad lagusoo oogay dowlada Ethiopia oo ka kooban 700 oo xaashiyood oo lagu caddeynayo danbiyada daggaal iyo xasuuqa ay dowlada Ethiopia ka geysato dhulka Somalida Ogadeniya. Tacadiyadaas oo isugu jira dil, Kufsi, xidhay iyo [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Liiska Magacyada Ka Qeyb Galayaasha Shirka LONDON iyo Dowladaha Ay Ka Socdaan:

1- Ra,iisulwasaaraha Australia: Kevin Rudd ( Australian Foreign Minister) 2- Madaxweynaha Burundi: Pierre Nkurunziza ( President of Burundi) 3-Wasiirka Arimaha dibadda  Canada   John Bird( Foreign Minister of Canada). 4-Ergayga Chine u qaabilsan Afrika Zhong Jianhua (China special representative for African Affairs). 5-Wasiirka Arimaha Dibada Denmark Villy Sovndal. Danish:(Denmark Foreign Minister) 6-Madaxweynaha Djibouti :Ismail Omar Gelle- [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Soomaalida heysta diimaha aan Islaamka aheyn oo markii ugu horeysay fursad u helaya iney ka mid noqdaan baarlamanka cusub

Faahfaahin dheeraad ayaa ka soo baxeysa shirkii habeen hore lagu soo xiray magaalada Garowe xarunta maamulka goboleedka Puntland kaasoo ay ka qeyb galeen madaxda dhinaca siyaasada Soomaalida, iyo xubno ka tirsan beesha caalamka iyo QM,. Iyadoo shirkaas oo ku sigtay inuu maalintii afaraad galo laga soo saaaray qodobo ku saabsan arimaha dastuurka, federaalka iyo baarlamanka. [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

African Beggars Union Hall?

The new African Union (AU) headquarters was inaugurated last week. It was “China’s gift to Africa.” China picked the entire USD$200 million tab for the building, fixtures and furniture. The China State Construction Engineering Corporation constructed the building using nearly all Chinese workers. Meles Zenawi, the dictator in Ethiopia, waxed poetic as he blessed the new building [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Let’s stabilise Somalia now – Kibaki

President Mwai Kibaki has asserted that now is the moment to stabilise Somalia and called on the international community to take advantage of the opportunity. President Kibaki affirmed that there was need to capitalize on various gains achieved so far through the combined efforts of the Kenya Defence Forces, African Mission in Somalia (AMISOM) and [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.