Daily Archives: January 28, 2012

Shir Madaxeedkii 20aad ee IGAD oo Addis Ababa ka Furmay (Sawiro)

Addis ababa (MomentMedia) Shir madaxeedkii 20aad ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ka furmay magaalada Addis ababa ee xarunta wadanka Ethiopia iyadoo arimaha Soomaaliya iyo koonfurta Suudan ay yihiin ajendayaasha ugu waaweyn. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya hogaamiyaasha wadamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, Wakiilada ururada Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta. Waxaana shirka [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.