Monthly Archives: December 2011

Ciidamadda Itoobiya oo Wata Dabaabaad Fara badan oo maanta la Wareegey Magaaladda Baled weyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beled weeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi saaka (Dec 31, 2011) Waaberigii hore dagaalo ay ka qarxaan isla markaana Muddo Saacado ah uu socdey Dagaalkaas. Dagaalka ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyo Ciidamo taabacsan Maamulka la magac baxay Dooxada Shabeelle oo ay garab siinayaan Ciidamada Itoobiyaanka iyo [...]

Categories: Truth to Power | 2 Comments

Louis Michele oo Sheegey in Soomaaliya aan looga Maarmin Xal u helideeda Wadamada Deriska la ah.

Lewis Michele oo mar ahaa Madaxweynaha Ururka Midowga Yurub haatana ah mudane ka tirsan Barlamanka Yurub ayaa ka hadlay Xalka Soomaaliya. Mr Luwis ayaa sheegey in xalka soomaaliya loo baahan yahay in laga raadiyo Wadamada ku yaala Mandiqadda geeska afrika oo uu sheegay in si weyn ay ugu xiran yihiin Dalka Soomaaliya. Lewis Michele oo [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Midowga Afrika oo taageray Xilka qadisti Shariif Xasan

Dec 30, 2011: Mudane ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Ururka Midowga Afrika warqad aqoonsi ah oo ay ku taageerayaa xilka qaadistii Shariif Xasan. Prof Maxamed Xuseen Ilka dahab oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka ayaa sheegay in ay heleen warqad qaas ah oo kasocotay Midowga afrika oo lagu taageeray go’aankii Xilka looga qaaday gudoonka [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Somaliland oo gacanta u gelisay Itoobiya saraakiil horey ula tirsana Xukuumaddi Mingiste qaxootina ku ahaa Hargeysa.

Xukuumada Siilaanyo ayaa shalay ka musaafurisay magaalada hargeysa qaxooti kasoo jeeda dalka Itoobiya kuwaasi oo 20 kii sano ee ugu danbeeyey ku noolaa halkaasi. Waxaana gacanta ay u gelisay xukuumada Itoobiya. Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland oo saxaafada kala hadlayey dadkaasi ay u gudbiyeen itoobiya ayaa sheegay inaysan aheyn dadkaasi qaxooti balse ay ahaayeen kuwa [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Money-transfer services to Somalia close down today

by Laura Yuen, Minnesota Public Radio December 29, 2011 St. Paul, Minn. — A group representing 15 money-transfer companies in Minnesota says the businesses stopped sending remittances to Somalia as of Thursday. The move comes as one of the last remaining U.S. banks to do business with the money-wiring shops prepares to close its accounts with [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo isku raacay in Ra’iisul Wasaaraha Turkiga loo aqoonsado Shaqsiga Sannadka

Isniin, December 26, 2011 (HOL) − Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada DKMG ah ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay shaqsiga mudan in la siiyo sannadkan billad sharafta ay Qarammada Midoobay bixiso ee loo yaqaan United Nations Population Award. Kulanka wasiirrada oo uu guddoominayay ku simah ra’iisul wasaaraha, ahna wasiirka arrimah dibadda [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Ethiopia: 2011 in the Republic of Corruptistan

In December 2008, I wrote a weekly column entitled “Groundhog Year in Prison Nation” summarizing some of my weekly columns for that year. I used the “groundhog” metaphor from a popular motion picture in which a hapless television weatherman is trapped in a time warp and finds himself reliving the same day over and over. [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Every people has the government it deserves … Winston Churchill

Winston Churchill

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Waxaa lasoo gaaray waqtigii ay ku talagashay Kenya in Shiidaalkii Badda Soomaaliya loo qodo

Waxaan Ummadda Soomaaliyeed la socodsiinayaa in lasoo gaaray waqtigii aay ku tala gashay Dowladda Keenya in shiidaalka batroolkii badda Soomaaliya loo qodo, ayadoo isla markaasna ay ciidammada Dalka Kenya ku suganyihiin gudaha Dalka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer in dayaaradohoodu ay duqeynayaan magaalooyin Soomaaliyeed. Waxaa arrin la yaab leh ah annagoo la wada soconna DAMACA aay [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Can Somalia survive as a nation?

  Can Somalia survive as a nation? Transitional government challenged to assert control over the country. MOGADISHU, Somalia — In the latest bout of political feuding Somalia’s Speaker of Parliament was ousted Dec. 13. Sharif Hassan Sheikh Aden, a wily politician and wealthy businessman who has himself engineered the downfall of numerous political challengers in [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.