Madaxweynihii hore Col. C/llaahi Yuusuf iyo qoyskiisa oo shandadahoodii ka xirxirtay magaalada Sanca ee dalka Yemen
Madaxweynihii hore ee dowlada KMG Somalia Col. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo qoyskiisii ayaa ka guuray guri uu siiyey madaxweynihii lagu qasbay inuu kursiga ka dego oo ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen kaasoo ay ku noolaayeen tan iyo markii uu xilka iska casilay sadex sano ka hor.
Museveni calls for action against foreign powers
British Prime Minister David Cameron (L) meets President Museveni during the Somalia Conference on Thursday in London. Photo by AFP
President Museveni has damned foreign interference and called on African leaders in the Great Lakes region to unite and fight foreign interests which he says has hampered development efforts on the continent.
“Foreign influence and interference will destabilise our countries if we don’t act as a team,” President Museveni said, citing the problems in Somalia and Sudan but without delving into the details on how foreign powers have messed up things in the two countries.
Kenya, Ethiopia, Uganda AMISOM big winners from London Somalia Conference
Last Thursday’s London Somalia Conference has been dismissed as having broken no new ground, and recycling the same tired old rhetoric. Wrong. The big story at the conference was precisely in the photo opportunities, and the actions that the regional players in the region took so that they could look strong on the world stage in London.
Somalida Ogadeniya oo Ethiopia kaga furay Maxkamad wadanka South Afrika iyo Maxkamada ICC
shirkii Jaraa’id
15/02/2012 Waxa shir jaraaid lagu qabtay Smail Atony magaalada Johannesburg ee wadanka South Afrika. kulankaas oo lagu soo bandhigay Dacwad lagusoo oogay dowlada Ethiopia oo ka kooban 700 oo xaashiyood oo lagu caddeynayo danbiyada daggaal iyo xasuuqa ay dowlada Ethiopia ka geysato dhulka Somalida Ogadeniya. Tacadiyadaas oo isugu jira dil, Kufsi, xidhay iyo xasuuq guud oo lagu eedaynayo in 17 qof oo kamid ah dowlada Ethiopia ay masuul ka yihiin danbiyadaas. sidaas awgeedna lahorkeeno maxkamada caalamiga ah ee ICC. Sidoo kale waxa kiiskan loo gudbiyay maxkamada Sare ee South Afrika iyo danbi baadhayasha policeka South Afrika 7 Febraayo 2012.
Liiska Magacyada Ka Qeyb Galayaasha Shirka LONDON iyo Dowladaha Ay Ka Socdaan:

- 1- Ra,iisulwasaaraha Australia: Kevin Rudd ( Australian Foreign Minister)
- 2- Madaxweynaha Burundi: Pierre Nkurunziza ( President of Burundi)
- 3-Wasiirka Arimaha dibadda Canada John Bird( Foreign Minister of Canada).
- 4-Ergayga Chine u qaabilsan Afrika Zhong Jianhua (China special representative for African Affairs).
- 5-Wasiirka Arimaha Dibada Denmark Villy Sovndal. Danish:(Denmark Foreign Minister)
- 6-Madaxweynaha Djibouti :Ismail Omar Gelle- (Djibouti President).
- 7-Wasiirka Arimaha Dibada Masar Mohammed Amir-(Egypt foreign Minister).
- 8-Ra�iisulwasaaraha Ithopia Melez Zenawi -( Ethiopian Prime Minister).
- 9- Midowga Yurub Catherine Ashton ( EU)
- 10-Madaxweynaha Tarja Holen-( Finland President).
- Read the rest of this entry
Soomaalida heysta diimaha aan Islaamka aheyn oo markii ugu horeysay fursad u helaya iney ka mid noqdaan baarlamanka cusub
Faahfaahin dheeraad ayaa ka soo baxeysa shirkii habeen hore lagu soo xiray magaalada Garowe xarunta maamulka goboleedka Puntland kaasoo ay ka qeyb galeen madaxda dhinaca siyaasada Soomaalida, iyo xubno ka tirsan beesha caalamka iyo QM,. Iyadoo shirkaas oo ku sigtay inuu maalintii afaraad galo laga soo saaaray qodobo ku saabsan arimaha dastuurka, federaalka iyo baarlamanka.
Qodobada ayaa waxaa ka mid ah Qodob si cad u sheegaya in Puntland iyo Galmudug loo aqoonsaday maamulo jira oo is la’eg waxayna leeyihiin fursado iyo ka qeybgal isku mid ah. laakiin waxaa la raaciyey oo lagu xiray in Galmudug ay buuxiso qodobada u yaala maamul goboleedyada ee uu dhigayo axdiga KMG ah.
African Beggars Union Hall?
The new African Union (AU) headquarters was inaugurated last week. It was “China’s gift to Africa.” China picked the entire USD$200 million tab for the building, fixtures and furniture. The China State Construction Engineering Corporation constructed the building using nearly all Chinese workers. Meles Zenawi, the dictator in Ethiopia, waxed poetic as he blessed the new building and consecrated the “continuing prosperous partnership” between Africa and China:
Let’s stabilise Somalia now – Kibaki
President Mwai Kibaki has asserted that now is the moment to stabilise Somalia and called on the international community to take advantage of the opportunity.
Shir Madaxeedkii 20aad ee IGAD oo Addis Ababa ka Furmay (Sawiro)
Addis ababa (MomentMedia) Shir madaxeedkii 20aad ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ka furmay magaalada Addis ababa ee xarunta wadanka Ethiopia iyadoo arimaha Soomaaliya iyo koonfurta Suudan ay yihiin ajendayaasha ugu waaweyn.
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya hogaamiyaasha wadamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, Wakiilada ururada Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta. Waxaana shirka martigelinaya raysul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi.

























